Daawo: Abwaanada KGS oo Gabay Ku Cabiray Falkii loo geystey Cayaartooyda KG.

80

Daawo Abwaanada KGS oo Gabay Ku Cabiray Falkii loo geystey Cayaartooyda KG.

Abwaanka JBM Aarka Baydhabo sidan ayuu ka yiri dhacdadii foosha xumayd xulka kubadda cagta iyo taageerayaashooda Reer KGS cunsuriyaddii lagu sameeyay Muqdisho JBM shalay dhaqamadii ay ku caanka ahayd Muqdisho amar Alle laakiin!!