Daawo Jannaale Maxa ay Caan ku ahayd xiligii Bari samaadka ? (VEDIO)

26

Marka laga hadlaayo wax soo saarka Gobolka Shabellaha hoose ayaa xiligaan u muuqda mid  dib-u-soo noqday

Gudoomiyaha Gobolka Shabellada Hoose Hon Ibrahim Adan Ali Najah ayaa  mar walba u taagan sidii uu  garab  istaagi lahaa shacabka beeraleyda ah.

Hon Ibrahim Adan Ali Najah  ayaa  sheegay xilliyo adag at beerraleyda  kala duwan  ee gobolka Sh/Hoose  ku shaqeeyan xaalad aad u adag.

Jeelle Omar oo ka mid ah waaya jooga Gobolka Shabellaaha hoose ayaa sharaxaya Kheyraadka beeraha ee ay caanka ku tahay Jannaale.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA