DAAWO: Koox Burcad ah oo lagu soo Bandhigay Degmada Qoryooley

40

Mamulka degmada qoryooley  ee Gobolka Shabeeladda  Hoose  ayaa maanta  gacanta ku soo dhigay tuugo ku labisneyd dareska ciidamada dowlada kuwaasi oo dhac  u geysanayay shacabka degmada.

Taliyaha  Saldhiga Ciidamada Booliska   degmada Qoryooley ayaa sheegay in Dableydan  ay  shacabka degmada Qoryoley  kasoo dhacayn telefoonada Gacanta .

sidoo kale Taliyaha  ayaa sheegay in ay soo qabtay dableydan Hubeysan ee shacabka dhibaatda ku hayay

dadbleydan Hubeysan ayaa waxa loo Soo bandhigay dadka  shacabka ah

Taliyaha ciidamada amniga degmada qoryooley ayaa waxa uu tilmaamay in ay dib ugu celiyeen telefoonadaii ay soo dhaceyn kooxdaan Burcadd ah

ugu damebyn Taliyaha saldhiga degmad aQoryooley ayaa waxa uu mahad celiyay shacabka degmad oo Soo sheegay  dableydaan dhaca geysanayay

taliyaha ayaa  sheegay in wada Shaqeyn ay kala Dhaxeyso Ciidamada Booliska iyo Shacabka degmada

kooxdaan burcada aha ayaa waxa dhawana la marsiin doonaa cadaalada .