Daawo Muuqaalka faahfaafinta Qaraxa ka dhacay Muqdisho

46

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa laga helayaa qarax khasaaro geestay oo ka  dhacay agagaarka  Hotelka Dayax ee ku dhow Isgoyska Sayidka waa halka laga ilaaliyo Madaxtooyadda Soomaaliya gaar ahaan bar kontrool oo gaadiidka lagu baaro.

Qaraxa ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay meel ku dhow isgooska  Sayidka ee Muqdisho ,gaar ahaan goob gaadiid Lagu sameeyo  oo Loo yaqaano Daacad Car Care.

Ciidamadaamanaka ayaa goobta xeray gebi ahaan wixi ku soo kordha waxa kala socon doontaan shabaladda warbaahinta Najahonline.net