Daawo Sawiradda Gabdhaha reer KGS ee ay ku soo bandhigeen Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyed.

23

Gabdhaha ku nool Magaalada Baydhabo ee xaruunta KMG ee dowlad Goboledka Koonfur Galmeed Soomaaliya ayaa  taageero Xoogan U muujiyey Madaxweyne Cabdicaziiz  Maxamud Laftagareen.

Gabdhahaan ayaa waxa ay qaab farshaxan ah u soo bandhigeen hidda iyo dhaqaanka soomalaiyed gaarhaan Bulshada reer koonfur Galbeed Soomaaliya ay leeyihiin .

Waa gabdho ku dayasho mudan waxey tusaale u yihiin gabdhaha wadaniyiinta soomaaliyeed.

Gabdhaan ayaa waxa ay sawiro ay ku muujinyaan taagreeada ay u hayaan Madxaweynaha Dowlad Goboledka Konfur Galbeed Mudane Cabdicaziiz  Maxamud Laftagareen waxa ay ku soo bandhigeen Beydhabo.

Daawo Swiradda