Sawirradda:Soo Dhaweynta Musharaxa ugu sameynta Badan Musharixiinta 2021 ee Tartanka Madaxweynaha.

65

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowlada Federalka Soomaaliya , Xasan Cali Khayre, ayaa  ololihiisa tartanka madaxweynaha ka wada dalka dibadiisa

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa  maanta gaaray magaalada Istaanbuul ee dalka Turkiga, iyadoo halkaasi si heer sare ah loogu soo dhaweeyay .

Xasan Khayre ayaa la kulmayo madaxda dalka Turkiga , bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga iyo qurba joog kale dalalka Yurub uga timid inay la kulmaan Isaga.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaarihii  Hore ee DFS ayaa Bishii  September ku dhawaaqay musharaxnimadiisa  waxana uu  si dardar leh ku billaabay ololihiiisa, musharaxanimo .

Munaasabado lagu soo dhaweynayo musharaxnimada Xasan Cali Khayre oo ah musharaxa ugu cadcad ayaa  waxa ay ka socotaa Magaalada  Istanbuul ee wadankaasi Tiurkiga

 Intii uu xilka joogay ayaa waxaa uu  qabtay howlo kala Duwan oo  gudaha iyo dibadda dalka ah .