Daawo:Faahfaahinta qasaaraha ka dhashay Roobkii ka da’ay Muqdisho

55

Faahfaahin dheerad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan qoysas ku gu’doomay Dhsimo ku yaal Magaalada Muqdisho kaidb markii ay go’day ama Duntay Qeybat Hoose ee dhismaha

Shaqaalaha Waaxda Gurmadka Degdegga ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa soo badbaadiyey 15 qof oo isugu jira caruur iyo dad da’ ah oo ku go’doonsanaa qeyb ka mid ah dhismaha Macadkii hore ee SIDAM oo ku yaala degmada Shingaani, kadib markii ay duntay qeybaha hoose dhismaha iyo Jaranharada oo duug aheyd. waxaa sameeyey roobkii xalay da’ay Magalada Muqdisho.

Agaasimaha Waaxda Gurmadka Degdegga CabdiQani Axmed ayaa shacabka kula darsaarmay iney ka taxadaraan dhismayaasha Qadiimka ah xilli roobaadka .