Daawo:Gudoomiyaha Gobolka SH.Hoose oo soo Gaaray Marko.

56

Gudoomiyaha Gobolka Shabeeladda Hoose Hon Ibrahim Adan Ali Najah ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.


Wafdiga Gudoomiyaha ayaa waxaa garoonka Magaalada Marko ku soo Dhaweeyay Maamulka degmada mas’uiyiinta Gobolka iyo qeybaha kala Duwan ee bulshada .

Socdaalka Gudoomiye Madaale Hon Ibrahim Adan Ali Najah ayaa waxaa uu ahaa mid uu ugu kor galayo xaalada Guud ee degmada Marko sida tan amniga, Siyaasada,arrimaha Bulshada,

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu caawa kulamo la leeyahay Mas’uuliyiinta Degamada odayaasha dhaqanka Haweenka iyo dhalinyaradda degaanka.

#DaryeeliyoDowladnimo.
#NabadiyoNajah.

Halkan Hoose ka Daawo muuqalka