Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad KGS oo ku dhawaaqday go’aan ku saabsan Ciyartooydii la dhaawacay
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad gobaleedka Koonfur ayaa sheegay in falkii lagula kacay Ciyartooyda Koonfur Galbeed uu ahaa mid si ula kac ah loo sameeyay, isla markaan la wada ogaa.