Dagaal caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho.

42

Faahfaahin dheerad ah ayaa laga helaya israsaaseyn kooban oo caawa fiidkii ka dhacday isgoyska Sanca ee Muqdisho.

Israsaaseyntan ayaa waxay u dhaxaysay Ciidamo kawada Tirsan Dowladda Soomaaliya.

Dagaalkaan ayaa la sheegayaa inuu ka dhashay Qaad, waxaana Muqdisho Lagu iibiyaa khaat-ka Laga keeno Dalka itoobiya xilli Dowladda Soomaaliya aysan ogoleen qaadka Dalka Kenya Laga keeno.

Isgoyska sanco waxaa kuso batay dagalka u dhaxeyo ciidamada dowlada ee kusugan halkasi.