Dagaal Culus oo Caawa ka Socda Dalka Itoobiya

49

Ciidamada dalka Ethiopia ayaa kusii siqaya caasimada Tigray ee Mekele,ee dhacda Waqooyiga dalkaasi.

Afhayeen uhadlay dowlada ayaa warbaahinta usheegay in dagaalku kasocdo gobolka usbuucii labaad.

Wararkii ugu dambeyey ee caawa naga soo gaaray ayaa sheegaya in caawa uu dagaalka xoogeystay.

Dagaalka Ayaa galay Caawa Habeenkii  ugu adkaa Tan iyo Markuu Bilawday 14 Cisho Kahore. Qomiyada Tigay ayaa Sameen kulaheed. Siyaasada Wadanka Ethiopia 30 kii Sanee u danbeysay.

Wararkii ugu dambeyey ayaa sheegaya in jabhada TPLF ay jareen wadooyinka iyo buundooyinka soo gala magaalada Mekelle .