Dagaal ka dhacay ismaamulka Soomalida Itobia

32

Wararka Ka imaanaya Deegaanada Dhurwaayaale iyo Dhagaxbuur oo hoostaga Gobolka qoraxeey ee ismaamulka Soomalida Itobia ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal kasocda kasoo bilawday barqanimadii hore ee maanta waxaana dagaalkaan uu udhexeeyaa Malishiyaad ku kala Abtirsada Degmooyinka Guricel iyo Balanbal in kastoo isgaarsiintu liidato hadana ilo xog ogaala ayaa iisheegay in qasaaro kala duwan uu jiro oo dagaalka socda kadhashay

Dagaalkaan halkaas kasocda ayaa daba socda dagaalo is xig xigay oo Todobadkaan siyaabo kala duwan aagaas uga dhacay.