Dagaal Ka Socda Muqdisho

55

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Koox u abaabulan qaab qabiil oo lagu magacaabo Macawiisleey ayaa ka socda Xaafada Abagado ee degmada Dharkeenleey

Dagaalka ayaa ka bilowday arimo la xiriira dhul oo ay isku heystaan Laba Qoys oo sababay in Ciidanka dowladda iyo kooxda ay u kala saftaan labada qoys ee dhulka isku heysto.

Wali lama xaqiijinin khasaaraha ka dhashay Dagaalka oo wali ka socda Degmada dharkeenkeey ee Magaalada Muqdisho