DED DEG: Meydka Gabar dhalinyara ah oo laga helay Kaaraan.

30

Warar  laga helaayo degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan  in Guri kuyaala dagmadaasi  Gar ahaan Xaafadda Buula-Maaxaay galabta  lagu arkay medka gabar dhalin yaro ah oo ay jirkeeda ka muqdaan dhaawacyo kala duwan.

Xaafadda Buula-Maaxaay ee gobolka Banaadir ayaa lagu arkay meydka haweeynayda lagu gowracay.

Ehelada gabadha oo iyagu so gaaray guriga lagu dhex dilay gabadhan ayaa sheegay in gabadhoda aay ka maqaned ku dhawaad 24 cisho waxa ayaga oo murugeysan ilmeeynaya aay hada jogaan guriga gabdha lagu dilay oo isagu anan cidi daganeen.

Ciidanka nabad galyada dagmada Kaaraan ayaa oo sidoo kale goobta gaaray ayaa wada baaritaano kala duwan.