Dedgdeg Qarax Muqdisho Ka dhacay

12

Warar naga soo garay Xaruunta tababarada ciidamada Booliska ee Gen Kaahiye Ex  iskool Boolisiya ayaa sheegaya in qof naftiis hallige ah uu isku Qarxiyey Saraakiil Ciidan oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn taliska Gen. Kaahiye oo kamid ah xarumaha Booliisku ay ku leeyihii  Muqdisho.

Hay’adaha ammaanka ayaa dalbanaya ambulance dheeraad ah,

Sidoo kale wararkuna waxay sheegayaan  in Saraakiil badan ay halkaas ku dhaawacmeen.