Dedgdeg:Qarax Goordhaw ka dhacay Muqdisho.

21

Dedgdeg:Qarax ayaa ka dhacay hadda Muqdisho gaar ahaan Hotel Dayax Hortiisa.

Warar naga soo garaya hadda ayaa sheegaya in   Qaraxa goordhaw  ka dhacay aagga Hotelka Dayax ee ku dhow Isgoyska Sayidka oo laga ilaaliyo Madaxtooyadda Soomaaliya.

Laamaha ammaanka ayaa dalbanaya Gurmad iyo in la xiro jidka si wax yeelo kale aysan u dhicin.

wixi warar ah e eku soo kordho halkaan kala Soco