DEG-DEG: Agaasimihii Radio Markableey oo Xabsiga la dhigay

37

Wararka naga soo garaya Magaalada Bardheere ayaa waxa ay tilmamaayaan in  maamulka Jubbaland oo Xabsiga u taxaabay Agaasimihii Radio Markableey Cumar Saalixi albaabadana isugu laabay Xarunta Radio Bardheere,

qaar ka mid ah Shaqalaaha Idaacadda ayaa waxa ay inoo Xaqiijinyeen in Xariga idaacada Markabley iyo Agaasimaha waxaa Sababay ,kadib markii War odayaal Bardheere ka Hadlay oo ay  Baahisay Idaacadda

Wixi ku soo kordho Halkaan kala soco,