DEG DEG:-Axmed Madoobe Oo si kulul uga Hadlay Go’aankii Dowladda Dhexe Ee Doorashooyinka

9

Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed  Islaam Axmed Madoobe  oo Maanta dib ugu soo labtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulkaasi ayaa hadlay arrimo dhowr ah oo la xariira siyaasadda dalka, iyo xiliga Xasaasiga ah ee uu dalku marayo.

Axmed Madoobe oo Qodobbo dhowr ah ka hadlay ayaa si gaar ah uga hadlay tallaabadii Dowladda Soomaaliya ku sheegtay in Doorasho ay dalka Ka qabanyso, Iyadoo ay ka maqan yihiin Maamulada Jubbaland iyo Puntland, kuwaasi oo cabashooyin waa weyn qaba, kaan biya diidsan sida dowladda dhexe ay u wajahayso doorashooyinka dalka.