Deg deg Dagaal hada ka socodo Mgaalada Dhuusamereeb

156

Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo dagaal xoogan.

Dagaalkaas ayaa waxaa uu dhexeeyaa Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka gaar ahaan Ciidanka Nabadsugida iyo kuwa Booliska dowladda ee Haramcad ee hal hore halkaas la geeyay.

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya inay maqlayaan dhawaqa rasaas xoogan oo ay isdhaafsanayaan labada dhinac, isla markaana dagaalka uu socdo muddo daqiiqado ah.

Wili majirto khasare rasmi ah oo laga soo saaray dagaalka

LA SOCO WIXII KU SOO KORDHA