Deg Deg- Dagaal ka socda Duleedka dhusamareeb

25

Deegaanka labi_dulle oo dhanka Koonfur kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb ayaa hadda waxaa ka socanaya dagaal u dhexeeya ciidanka xoogga dalka iyo argagixisada Al-shabaab ka dib markii Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ay Weerar Qorshaysan ku qaadeen fariisimo Maleeshiyaadka Al-Shabaab halkaasi ku lahaayeen oo ay shacabka ku dhibaataynayeen..

Saraakiisha howlgalkaan hogaaminaysa ayaa xaqiijiyay in kooxda laga saarey deegaankan, iyadoo iminka firxadkoodu kusii jiro dhulka howdka ah oo ay ciidamadu kusii baacsanayaan, rasaasta ayaa lagasii maqlayaa howdka ka fog Deegaanka halkaa oo ay wali Ciidamadu ka wadaan howlgalkooda oo bilaawday saacado kohor.

wixi warar ah oo dagaalka la xariira kala soco halkaan