Deg-Deg Gaari Shacab Siday oo lagu Rasaaaseyay Wadada u dhaxeyso Muqdisho Iyo Jowhar

51

Faahfaahino dheerad ah ayaa waxa laga helayaa Weerar ay Koox  dambley hubeysan ah  ay ku qaadeyn gaari  ay la socdeyn dad shacab ah

Gaarigaan ayaa waxa uu ka amba baxay Magaalada Muqdisho waxana uu  ku sii jeeday  Magaalada Jowhar xili uu maraya deegaanka Garasyaani ee Gobolka Shaledda Dhexe ayaa waxa dhabaha u galay Koox Hubeysan oo Rasaas huwiyay

Inta la xaqiijiyay waxa Goobta Ku geeriyootay 12 Ruux oo ka mid ahaa dadkii shacabka ahaa ee la socday gaariga oo ahaan Nuuca ay soomaalida u tqaano Homey .

Gaarigana ayaa waxa saarnaa rakaab  garaya ilaa iyo 14 ruux oo shacb ah dad goob joog ah ayaa waxa ay sheegyn in aan la garaneyn cida ka dambeysay in rasaaseeyo gaarigaan siday shacbka uu ku safrayay wadad  u dhaxeyso Muqdisho Iyo Jowhar

Wixi faahfaahin ah waxa kala socon doontaan halkaan