Deg-Deg-Maamulka Koonfur Galbeed Oo Toogtay Rag Kufsi Geystay

43

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Beydhabo ku Toogtay Laba Nin loo soo qabtay Fal Kufsi ah oo dhawaan ka dhacay Magaalada Beydhabo.

Ciidanka Booliska maamulka Koonfur Galbeed ayaa dhawaan qabtay labada nin oo la sheegay in ay qirteen in ay geysteen Kufsi.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa horay u sheegay in falal ka baxsan Sharciga maalmihii lasoo dhaafay ay kusoo bateen Baydhabo iyo Guud ahaan maamulka Koonfur Galbeed.