DEG DEG:-madaxweynihii hore ee Soomaliya Cali mahdi maxamed oo nairobi ku geeriyooday

25

Madaxweynihii  hore ee Soomaliya Cali mahdi maxamed ayaa hada la xaqiijiyey in uu ku gooriyoday ispitaal ku yaala  magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaasi oo mudooyikii dambe xaaladiisa caafimaad lagu dabiibayay

ehelada madaxweeynaha ayaa xaqiijiyeye geerida Mdaxweeynaha wuxuuna ayantaan ku sugnaa dalka kenya caasimaadiisa Nairobi