Degmooyinka caasimada Muqdusho waxaa daqiiiqado kahor laga maqlay qarax dhawaaqiisu aad u xoognaa
Qaraxa ayaa dhacay isgoosyka sayidka ee muqdihso yadoo laheegayo in uu qarxay gaari laga soo buuxiyey walxaha qaraxa
Qaraxa ayaa ahaa mid saameyn mid aad u weeyn waxaana jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxaan