Deg deg Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho

16

wararka na soo gaaraya hadda ayaa waxaa ay sheegayan in goordhaw Qarax ka dhacay Warshada Baastada ee magaaladda Muqdisho, Waxaana socota Is rasaaseyn xoogaan oo maga maqlay goobta qaraxa ka dhacay

Waxii warar ah oo ku soo kordho Halkaan kala soco