Qarax ayaa waxaa uu ka dhacay Meel udhaw xarunta Degmada kaaraan gaar ahaan Garoonka kubada cagta ee Qoob dooro, waxaana la sheegayaa inuu ku dhintay 1 Askari 2 kalena ay dhaawac yihiin.
Gaariga waxaa lahaa Muxudiin Xasan Afrax sida ay wararku sheegayaan Laakiin ma saarneen xili qaraxa uu dhacayay.
wiixii warar ah ee ka soo baxa halkaan kala soco