Wararka Manta DEG DEG:-Qarax ka dhaacay Muqdisho By najah online - February 28, 2021 90 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Qaraxaan oo ahaa nuuca dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay jidka dheer ee cabdiqaasim meel u dhaw iskuulka hooyga Xamar ee degmada Hodan Waxaa jiro khasaaro waloow aan wili laxaqiijin intauu gaarsiisanyahay