Wararka Manta DEG DEG:-Qarax ka dhacay Muqqdisho By najah online - March 5, 2021 16 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Qaraxaan oo inta badan jugtiisa laga maqlay degmooyinka magalaada muqdisho ayaa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee maqaayadda LuulYamani ee ku dhow Xabsiga dhexe ee Muqdisho. Wili kama soo bixin faah-faahin ku aadan khasaraha uu qaraxaani geystay