Deg-Deg-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

35


Qarax ayaa goor dhow ka dhacay meel u dhow Isgoyska tarabuunka gaar ahaan Wadada Hormarta Isbitaalka Deve.

Qaraxa ayaa noociiso ahaa miinada nooca dhulka la galiyo.

Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay gaari aysan xabadu karin oo goobta Maraayay, waxaana waxyeelo kasoo gaartay Mooto Bajaaj ay dad Saarnaayeen.

Wali si rasmi ah looma xaqiijin karo Khasaaraha ka dhashay Qaraxa laakiin goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in gaarigii lala beegsaday iyo dadkii Saarnaa ay ka badbaadeen Qaraxa.