DEG DEG:- Qarax ka dhacay Muqdisho

51

Qaraxaan oo inta badan laga maqlay degmooyinka magaalada Miqdisho ayaa waxa uu ka dhacay  degmada yaqshiid gaar ahaan wadada 30ka meel u dhaw saldhiga yaqshiid

Qaraxa ayaa sida ay joobgooyaal u sheegeen Najah Media Network waxa uu  ahaa Miino laamiga dhinaceyda la dhigay.

Wili lama oga khasaraha Ka dhashay qaraxaan iyo Cida lala eegtay