DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

75

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Muqdisho gaar ahaan meel u dhow Hoteelka Afriik oo ku yaalla Wadada Aada Garoonka Diyaaraddaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa lasoo warinaya in uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wali lama ogga nooca Qaraxa laakiin warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar qaadeen Qaraxa ka dib.