Deg-Deg :Qarax Ka Dhacay Muqdisho

40

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu soo waramaya in uu ka dhacay degmada Cabdicasiis gaar ahaan xeebta Liido.

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu soo waramaya in uu ka dhacay degmada Cabdicasiis gaar ahaan xeebta Liido.

Qaraxa oo ahaa Mid xooggan ayaa si weyn looga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.

Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in Qaraxa uu ka dhacay Iridda Hore ee hoteelka Elite ku yaalla xeebta kadibna waxaa la maqlay rasaas.

Halkan Kala Soco Wixii Kusoo Kordha.