Deg Deg Qarax ka dhacay Muqdisho

349

Wararka ay heleeyso Shabakada Najah Media Network ayaa sheegaya in Qarax Xoogan uu ka dhacay Dekada Muqdisho gaar ahaan Laanta ilaalinta Canshuuraha

Qararxaan oo aroorninadii saaka dhacay ayaa waxaa inta badan jugtiisa laga maqlay degmooyinka magaalada Muqdisho,

Sida dad goobjooyaal ah ay u shegeen Najah Media Network wilil waxa jira rasaas mararka qaar laga maqlayo goobta qaruxu uu ka dhacay

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha qaraxaan uu geetsaty

La soco wixii ku soo kordha