DEG DEG Qarax  xoogaan oo goordhaw  dhacay

83

Qarax aad u weyn oo ay dad badani ku waxyeeloobeen ayaa ka dhacay goob lagu lagu nadiifiyo biyaha bulaacadaha soo mara  oo ku taal degaanka Avonmouth oo u dhow magaalada Bristol ee England.

Boliiska iyo gargaarka deg dega ayaa ku sugan goobta uu qaraxa ka dhacay. Ilaa iyo hada lama oga waxa sababay qaraxaan. Wixii warar dheeraad ah oo kasoo baxa qaraxaan dhawaan naga filo.