DEG DEG:-Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Oo Geeriyooday

22

Alle ha u naxariisto Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib ayaa horey ugu xanuunsanaa iyadoo manta u geeriyooday

Geerida Marxuum Cumar Carte ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland, iyagoona tacsi u diray qoyska, ehelada iyo qaraabadii uu ka baxauy Cumar Carte.

Madaxda ugu sarreeysa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daqiiqado kadib ka hadi doona geerida a’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo muddooyinkii dambe xanuunsanaa.