Deg deg Seeynab Xaaji Cali Baxsan oo Muqdisho Ku geeriyootay

55

Inaali laahi wa inaa ileeyhi raajicuun  waxaa magaalada muqdisho ku geeriyootay Allaha unaxariisto Fanaanad Qaran Seeynab Xaaji Cali Baxsan

Qaar ka mid ah ehelada Fananada ayaa inoo Xaqiijiyay Geerida Seeynab Xaaji Cali Baxsan

Fanaanada ayaa waxa ay ka mid aheyd Hoboladii Waberi  xiligii dowolada Dhexe ee soomaaliya

samir iyo iimaan Allaha kasiiyo ehelkii asxaabtii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed