DEG DEG: weerar mindi loo adeegsaday oo goordhaw dhacay.

30



Ugu yaraan labo qof ayaa lagu dilay qaar kalana waa la dhaawacay kadib markii weerar midi loo isticmaalay uu ka dhacay magaala Nice ee dalka Faransiiska. Qofka la dilay ayaa lagu soo waramayaa in ay ahayd haweeney iyadoo wararka qaarna aya sheegayaan in qoorta laga gooyey.