DEG DEG: xukuumada Kheyre oo la riday iyo goloha shacabkii ugu badnaa oo codeyey

109

Waxaa Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay mid kamid ah kulamadii ugu adkaa oo ay yeelanayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la riday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisa.

Waxaa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhacday.