Deg deg:Agaasimaha hay’adda socdaalka oo Caawa qarax lala Egtay

67

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax ka dhacay isgooyska KM4 sida ay sheegeen laamaha ammaanka.

Faahfaahin dheerad ah ayaa waxaa laga helayaa in Maxamed Aadan Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha lala eegtay Qaraxa daqiiqado kahor ka dhacay Muqdisho,

Wararka ayaa sheegaya in isaguna uu nabad qabo kana badbaaday qaraxa sida aan ku helnay xogta laamaha ammaanka ka timid.

Wixii ku soo kordho Halkaan kala soco