DEG-DEG:Gaari xoog ku gali rabay Xaramka oo la qabtay.

28

Albaabka 89 ee Xaramka waxaa laga hor istaagay dhibaato weyn kadib markii qof watay gaari nooca Raaxada ah uu isku dayay inuu xoog ku galo xaramka  shalay oo jimco ahayd,

Saraakiisha sacuudiga oo arinkaan maanta ka hadashay waxaa ay sheeegeen in weerarkaas aysan cidna waxba ku noqo  gaaarigana uu watay muwaadin Sacuudiga u dhashay oo madax looga jiro.

Faah-faahin dheeraad ah nala soco Insha allaah.