Deg-deg:Madaxweyenaha Galmudug oo ka badbaaday iskuday dil.

35

Wararak naga soo garaya Magaalada Dhusamareeb ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar hoobiyaal ah oo lagu garaacay garoonka diyuuardaaha ee magaaladda

Wararak ayaa tilmamaaya in Madaafiic gaaraysa illaa saddex xabo lagu garaacay garoonka diyaaradaha ee magaaladda Dhuusamreeb

Sidoo kale wararka ayaa waxa ay sheegayaan in daqiiqado uun kadib markii uu diyaaradda ka raacayey halkaasi Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor oo kusoo wajahan Muqdisho lala eegtay weerarka hoobiyaasha ah

Dhawanahan waxa garoonka diyuuradaha ee Dhusmareeb ka dhacaya werero hoobiyaal ah oo lala eeganayay ilaaiyo hadda lama Soo sheeginwax Khasaaro ah oo loo geestay weerarkaasi Hoobiye