Deg-deg:Shil Khasaaro geestay oo ka dhacay Beledweyne.

24

Faahfaahin dheerad aha ayaa ka soo baxaya Shil gaari oo ka dhacay xafada howl wadaag ee magalada Beladweyn gaar  ahaan banaanka dharaqa

shilkaasi gaari ayaa waxaa uu dhaawac  ka soo gaaray inta la xaqiijiyay  ilaa 7 quf oo iskugujira  rag iyo dumar sida ay sheegeyn dadgoob jooyaal ah oo ka ag dhaweeyay  goobta uu shilkan ka dhacay.

gaariga rogmaday ayaa ahaa nuuca ay soomaalida u taqaano Noah Waxana goobta uu shilka kadhacay  gaaray taliyaha boliska saldhiga galbeed ee magalada baladweyn.