Degdeg:Dab goordhaw ka kacay Xaafada Seybiyaano

17

Wararka naga soo gaaray xaafada Seybiyaano ayaa sheegaya in halkaasi Dab xoogan oo caawa qabsaday guryo ku yaala Xaafadaasi seybiyaano ee degmada hodan ee gobolka Banaadir.

Shaqaalaha gurmadka degdega iyo dabdamiska ayaa ku Howlan daminta dabkaasi caawa ka dhacay guryo dad shacab ah ay leyihiin wixii ku soo kordho Halkaan kala soco