Wararka naga soo gaaray Magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in Caawa Koox hubeeysan xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne goordhow ku dilay Nabadoon Xasan Ibraahim Nuur (Xasan Tiyeegoow).
Ciidanka amniga ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay waxeeyna wadaan howl-galo baaritaana ah si aay gacanta ugu dhigaan dadkii ka dambeeyay dilka Nabadoonka.