Deg-deg Qarax  Goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Mas’uul sare oo lala eegtay

38

Warar hadda na soo garaay ayaa sheegaya in Dhawaqa jug xoogan oo loo maleynayo in uu yahay Qarax laga maqlay magaaladda Muqdisho,

Ciidanka Ammaanka ayaa sheegay in ay tahay aagga Afisyooni in uu qaraxa uu ka dhacay

Faah Faahinta laga helayao aaga uu qaraxa  ka dhacay ayaa sheegaya in uu Qaraxa ka dhacay aagga Ifisiyooni

Wararka ayaa tilmamaya in Guddoomiyaha degmadda Hodan Qaraxa lala eegtay dhaawac ayaa soo gaaray isaga, laba kamid ah ilaaladiisa ayaa sidoo kale geeriyootay.

Gaarigii Guddoomiyaha degmadda Hodan Cabdixakiin Dhagajuun ayaa goobta ku burburay sida aan kasoo xiganay laamaha ammaanka.

Wixii ku soo kordho qaraxan  Halkan ayaa ka heleysaa