Degdeg Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho

18

Qarax aad u xoogan ayaa jugtiisa laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir badankood
Warar naga soo gaaray goobta qaraxa ayaa sheegaya in goordhaw uu ka dhacay qaraxa Maqaayadda Gelata-Davino oo ku taalla Waddada Airport-ka ee magaaladda Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in lala bogsaday maqaayadan waxa goobta uu qaraxa ka dhacay Xeray ciidamada amaan
Wixii faahfaahin ah kala soco Halkaan.