Degdeg : qarax ka dhacay  Dhusamareeb

12

Qarax miino ayaa loo dhigay kolonyo Ciidamada Dowladda ah, oo ku sucotay agagaarka deegaanka sinna-dhaqo ee Duleedka Dhuusamareeb ayaa sababey Dhimasho iyo dhaawac.

Wararka naga soo garaya halkaasi ayaa Sheegay in Inta la ogyahay labo Askari ay ku geeriyootey Qaraxa, halka dhaawacana uu yahay Sagaal Ruux.

Wixi ku soo dhorka halkaan kala soco