DegDeg: qarax lala eegtay Ciidamo ilaalinayay dhismaha Wadada Afgooye iyo Muqdisho Xariirisa

101

Qarax Xoogan ayaa lala eegtay  maanta Ciidamada Haramcad oo  ka mid ah ciidamada ilaaliya dhismaha wadada  Afgooye iyo Muqdisho xariiriso

Qaraxa ayaa  ahaa mid jugtiisa laga wada maqlay dhamaan hareeraha laamiga uu dhismaha ka socday

Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa

Qof goob jooga ah oo la hadlay Najah Online ayaa waxa uu inoo sheegay in qarax loo maleynayo in uu ahaa Miino  lagu diyaariyay wadada hareeraheeda.

Ilaa iyo hadda ma jiraan war ka soo baxay  Sarakiisha amaanka ee ku saabsan khasaaraha ka dhashay qaraxaasi miino