Degdeg:Darawal Bajaajle oo lagu dilay Muqdisho

18

Wararka dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayan Askari katirsan Ciidanka Booliiska oo ku dilay isgoyska Bakaaraha ee Muqdisho wiil bajaajle ah, meydkiisana wuxuu yaalaa isla meeshii lagu dilay.

Wararka ayaa intaas ku daraya Askarigii dilka geystay in uu ka baxsaday goobta.

Halka dilku ka dhacay waa barta kontorool ee isgoyska Bakaaraha, lama sheegin sababta loo dilay darawalka Mootada ku shaqeysanayey,

Balse wararka ayaa sheegaya in loo badinayaa iney tahay ciriiri ka dhashay Xirnaashaha Jidka ama isgooyska .