Degdeg:Fanan Qamar Suugaani oo la Xukumay Kadib markii dhawan laga qabtay Berbera

30

fananka caanka ah ee Qamar Suugaani ayaa saakay ka soo Hor muuqday Maxkamadda Magaaalada Berbera .

Fanaanka Qamar Suugaani ayaa saaka lasoo taagay Maxkamadda Gobolka Saaxil ee Berbera.

Garsooraha Maxkmadda ayaa waxa  uu fananka ku xukumay 7 maalmood oo rummaan ah

Fanan Qamar Suugaani ayaa waxa laga qabtay Magalad Berbera  xili uu safar dhulka uu ku galayay deegaanada Maamulka Somaliland

Fananka ayaa loo jaray in Muddo tobomaalmood oo rummaan ah